Daawo: Aad Waraysi Xiiso leh oo Saab Tv La Yeeshay mudane Mustafe Martin oo ku Sugan caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargaysa. 9th October 2017 By Somaliland Voice Mustafe iyo weriye Keyse ayaa ka sheekaystay waayo yaayo iyo wakhtigii ay dhalinyarta ahaayeen iyo arimo kale oo badan, daawasho wanaagsan. Share this:Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on Facebook (Opens in new window)Click to share on Google+ (Opens in new window)Like this:Like Loading... Related