“Maayarka Caasimadda Somaliland mudane Soltelco waxa uu u haystaa dawladda hoose ee Hargeysa in ay tahay shirkad ganacsi oo uu gaar u leeyahay”, sidaa waxa yidhi Xoghayaha Fulinta Dawladda Hoose ee Hargeysa mudane Cali Xasan Cawaale.
Xigasho: Hadhwanaagnews